Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadallo laba geesood ah kula yeeshay dhiggiisa China Magaalada Beijin.
Beijing, June 23 , 2019 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba ...
















