Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 25.04.2019 Warka waxaa soo ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 25.04.2019 Warka waxaa soo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo Guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir ayaa amray laamaha ...
Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu Magaalada Asmara kula soo yeeshay ...
Xafiiska Maamulka iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabiyay kulan ay ...
Kulan looga hadlayay dardargelinta howlaha shaqo ee wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya uuna soo qaban qaabiyay Xafiiska maamulka iyo ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo xubnaha Guddiga joogtada ah ee Xildhibaanda Golaha wakiiladda Dowlad ...
Ciidamada Kummaadooska Soomaaliya ayaa mar kale gurmad raashiin ah gaarsiiyey shacabka masaakiinta ah ee ku sugan deegaannada Sabiid iyo Caanoole. ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah ...
Horjoogeyaal sare oo ka tiran kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidammada dowladda ee ku sugan magaalada ...
National Intelligence and Security Agency captured Amniyat officer of Al-Shabab inside Shibis District, Mogadishu last night. After the operation, NISA ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho