Wasiir Bayle oo Adis Ababa kaga qeyb-galay shir looga hadlayo dhameystirka Hanaanka deyn cafinta “SAWIRRO”
Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha ...
















