Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka qayb-galay xafladda Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda PSU “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay munaasabad ballaaran oo ay ku qalinjebinayeen 202 ...
















