Shacabka, Maamulka iyo Booliska Warta Nabada oo la guddoonsiiyey bilad sharaf “SAWIRRO”
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo Booliiska Warta ...














