Wasiirka Difaaca ee dalka oo la kulmay saraakiil ka socotay Midowga Yurub “SAWIRRO”
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub. ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub. ...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa'id ku qabatay xarunta Taliska ciidanka booliska ayaa ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose. Kaddib dagaal muddo ...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay ...
Barnaamijka Wadajir Todobaadkaan waxaanu uga hadlaynaa Hannaanka Dhab u hashiisiinta Qaranka oo ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib ...
Muqdisho April 01, 2019--Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta ...
Guddigii Golaha wasiiradda ee loo xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan qorshaha amniga Caasimadda, isla markaana ay isku xiraan ...
aanta oo isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 1-bisha April ee sanadka 2019,ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga Shanaad ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo matalaya madaxweynaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho