180-sano kaddib magaalada Athens ee dalka Giriiga oo laga hirgelinayo Masjid
Wasiirka Waxbarashada iyo Diimaha Kostas Gavroglou ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota si rasmi ah loo furi doono ...
Wasiirka Waxbarashada iyo Diimaha Kostas Gavroglou ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota si rasmi ah loo furi doono ...
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, waxaana xilkii uu ka ...
Dibad bax ballaran oo lagu taageerayey Maxamed Nuur oo Soomaali Mareykan ah, loona haystay dilka gabar caddaan ah oo lagu ...
Xoolo dhaqato hubeysan oo ku nool deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay dib u soo furtaan kun ...
Wasiirka amniga gudaha Koofur Galbeed, Isaaq Cali Subag, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Cali Aaden (Najax), Xildhibaan Nuur Siidoow oo ...
Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa laga fuliyey meel u dhow deegaanka ...
Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane; Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa Kooxaha Fanka Dalkeenna u sheegay in ay ...
Kismaayo-(SONNA)-Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland Saacadihii lasoo ...
Safiirka Soomaliya oo gacan-qaadaya safiiro kale kadib salaada ciida. June 5, 2019 Beijing(SONNA)-Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Waddanka Shiinaha ayaa ku ...
Howlgal khasaare uu ka soo gaaray maleeshiyada argagixisada Daacish ee ku dhex dhuumaaleysanaysa Puntland ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho