Guddoonka Aqalka Sare oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub “SAWIRRO”
Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka ...
Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka ...
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Simon Mulongo Ku-simaha Madaxda ...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay ku xigeenka ...
U.S. Ambassador to Somalia Donald Y. Yamamoto held a roundtable discussion with organizations that work with the people and government ...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib ...
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay SONNA ayaa ka hadlay xiriirka diblomaasiyadeed ee ...
Todobaadkan waxaanu ku eegaynaa barnaamijka ku aadaynaa doorka dhalinyarada ee nabadda caasimada Soomaaliya, halka uu marayo dhismaha garoonka Qoobdooro ee ...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay ...
Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Daacish. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho