Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada ...














