Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Olole lagu Beerayo Hal Milyan oo Geed “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay xuska maalinta dhirta ...















