Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Maamulka Degmada Bardaale
Horjooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab ayaa maanta isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana lagu magacaabaa Ibraahim ...
Horjooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab ayaa maanta isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana lagu magacaabaa Ibraahim ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka ...
Ciidanka Daraawiishta iyo Nabad -sugida maamulka Galmudug ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan saakay ka wadaan degaanka Bulacle ee gobolka ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Sabtidii xaflad duco ah u qabatay Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ku shahiiday weerar ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo galabta gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar ayaa ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare ...
The Officer-in-Charge of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and the Deputy Special Representative of the UN Secretary-General ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho