Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shir Looga hadlay Amniga Caasimadda”Sawirro”.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir looga hadlay dardar-gelinta qorshaha ...
















