Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato xoojinta Amniga,Midnimada iyo Wadajirka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay xoojinta midnimada iyo wada jirka. Madaxweyne ...















