Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo soo saartay warbixin bileedka tusaha sicirka Badeecadaha
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha. Halkaan hoose ...















