Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgalo ka sameeyay Wadada isku xirta Marko, Nambar 50 iyo Laanta Buure
Ciidanka Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ayaa Howlgalo qorsheysan ka fuliyay Wadada isku xirta Magaalada Marko, Nambar 50, Laanta ...
Ciidanka Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ayaa Howlgalo qorsheysan ka fuliyay Wadada isku xirta Magaalada Marko, Nambar 50, Laanta ...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xersi Warfaa ayaa magaalada Nairobi kula kulmay deeq-bixiyeyaasha,isagoo halkaas ...
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (khadar) Ra’iiusl wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Munaasabad uu xilka kula wareegayay ...
Barnaamijka qodobada aan idinku heyno waxaa ka mid ah farqi intee la eg ayaa u dhaxeeya maamul degmo oo la ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Madasha lixaad ee Stockholm ee Nabadda ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Ilaa 25 dumar ah oo laga soo kala xulay guud ahaan ururada bulshada rayidka ah ee dalka ayaa lagu wacyigaliyay ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa caawa afur u sameeyay Golaha Abwaannadda Soomaaliyeed. ...
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Federal Government of Somalia have agreed to intensify joint operations in ...
Taariikhda Xisbigii SYL lama soo koobi karo, balse waxaan si kooban uga hadlayaa Asaaskii Xisbigii Legada (SYL) oo Soomaaliya u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho