Taliska booliska oo shaaciyay in gacanta lagu dhigay eedeysane lagu tuhmayo bixinta imtixaankii shahaadiga “Dhageyso”
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay ...
















