Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Bullaacaddii Lam. 4
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa saakay xarigga ka jaray Bullaacadda Lambar 4 oo ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa saakay xarigga ka jaray Bullaacadda Lambar 4 oo ka ...
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa boggaadiyey sida ay kusoo dhammaadeen Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka. ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qayb galay munaasabadda xuska maalinta Shaqaalaha adduunka ...
Munaasabadaan oo lagu maamusayay xuska maalinta Shaqaalaha Aduunka, sidoo kalena shahaadooyin iyo qalab ay ku shaqeystaan lagu Guddoonsiinayay ilaa laba ...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab ayaa saakay maleeshiyaadka kooxda ...
Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maskax iyo muruqba geliyey dib u ...
Taliyaha Danab Gashaanle C/raxmaan sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyey in ciidamadu ay saaka maleeshiyada ...
Kulan wacan dhegeystayaal todobakaan waxaan barnaamijka Wadajir ku qaadanaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud gaar ...
Koordabe oo shalay aheyd ayaa xeerbeegti dhageysaneysahay dacwada ka dhanka ah Maxamed Nuur oo Soomaali Mareykana horayna uga tirsanaa Ciidanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho