Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka: La Wareegidda Kulyadda Jaalla Siyaad waa tillaabo Amni oo Dawladdu Horay U Qaaday
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay munaasab ciidanka xoogga ...
















