Golaha Shacabka oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka ...















