Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay hay’adihii kaalinta ka gaystay u gargaarida dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Khamiista.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kullan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha Amniga iyo kuwa ...
















