Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho “Dhageyso”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho ...
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ...
Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug oo ka jawaabaya Baahiyo Wabarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka tabisay dhamaan Deegaanada ...
Booliska Dalka Kenya ayaa afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan ...
Maxamed Nuur, oo ah Soomaaliya Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, markii lagu ...
Dhimasho Dad rayid ah, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyo ay argagixisadu la beegsadeen bartilmaameedyo Rayid oo ku ...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee ...
Shirkan oo socday sadaxdii maalin ee la soo dhaafay waxa uu ahaaa kii laba iyo tobnaad ee madasha Wadajir oo ...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho