Madasha Lixaad ee Wasaaradaha Dastuurka oo Ka furmay Kismaayo+Sawirro
Shirka madasha wasaaradaha Dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo saddexdii biloodba mar la qabto ayaa maanta ka furmay magaalada ...
Shirka madasha wasaaradaha Dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo saddexdii biloodba mar la qabto ayaa maanta ka furmay magaalada ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 09.04.2019 Warka waxaa ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo hogaaminayey wafdi ka tirsan Baalamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb-galay shir gaar ah oo ...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta ...
Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha sharci dejinta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka ...
Wafdi ka socday Talyaaniga oo uu hoggaaminayey Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, ...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa cilmi-baarisyo heerkoodu sarreeyo kala qeyb qaadatey qaar ka mid ah Jamacaddaha ugu waaweyn dunida Imisa ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garoowe ka furay shirka Golayaasha Xeer-dejinta ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kafuray magaalada Muqdisho Shir looga hadlayo Xasilinta Deegaanada laga saaray Maleeshiyada Al Shabaab. ...
Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas’uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee siyaasadda socdaalka ayaa xilkii iska ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho