Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo ku qabatay Muqdisho shira isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta+Sawirro
Waxaa shalay ku qabsoomay Muqdisho Shirka isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta si loo xoojiyo aragti mideysan oo laga yeesho horumarka Soomaaliya, ...
















