120 arday ayaa ka qalinjabisay fasalka afaraad ee iskuulka Cabdirashiid Cali Sharma'arke ee magalaada Gaalkayo. Munaasabada qalinjabinta fasalka afaraad ...
Somalia’s minister for Post, Telecom and Technology, H. E. Eng. Abdi Ashur Hassan, has officially asked Universal Postal Union (UPU) ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyre Cabdi, ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo uga guddoomay maanta xafiiskiisa Wasaaradda ...
Kampala 9-April 2019, Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, ...
Waxaa shalay ku qabsoomay Muqdisho Shirka isdhexgalka Qurbajoogta iyo Gudajoogta si loo xoojiyo aragti mideysan oo laga yeesho horumarka Soomaaliya, ...
Shirkii u dhexeeyay Hay’adaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada ...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ...
Shirweynaha Caalamiga ah ee horumarinta Bulshada iyo Tiknolojiyadda ayaa ka socda magaalada Geneva ee Dalka Swizerland,kaasi oo wadamada ka qeybgalaya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho