Taliska Booliska oo shaaciyay iney gacanta ku dhigeen keydkii ugu weynaa Hubka Maleeshiyaadka argagixisada Al-shaab+Sawirro
Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlagaladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay duleedka Muqdisho ...
















