Wasiirka Beeraha iyo Waraabka soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”
Kulankan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka cusub ee dawladda Turkiga u ...
















