Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Morocco oo kala saxiixday saddex heshiis is-afgarad wax wadaag ah “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadallo laba geesood ah kula yeeshay dhiggiisa Marocco, ...
















