Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Ka Warbixiyay Booqashadii Madaxweynaha Djibouti ee Muqdisho
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ka war bixiyay natiijada booqasho labo maalin qaadatay ...
















