Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga oo sheegay in aan loo dulqaadaneyn caburinta dhallinyarada
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar ...
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacday magaalada Minya ...
Kulanka Guud ee mudanayaasha Golaha Shacabka waxa ay ugu horeyn Xildhibaanada ay Akhrinta 1-aad marsiiyeen Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda ...
Tababbar aqoontooda kor loogu qaadayo kormeerayaasha Dugsiyada Dowladda ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Furitaanka tababarkan ayaa waxaa goob joog ...
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka qeyb ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa furay Xarunta Luqadaha iyo Tababarrada oo laga howlgeliyey ...
Ciidmada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa fashiliyay miino ay al shabaab galiyeen wadada u dhaxeeyso Yoontooy iyo dalacadda Lug-Law, ...
Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey dhalinyarada hirgalisay Maktabadda degmada Garbahaareey ee gobolka ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa hawlgallo ka wado deegaanno hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose, halkaas oo lagu dilay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho