Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxiixay buugga tacsida ee dadkii ku le’day diyaaradda burburtay ee Itoobiya
Iyadoo xushmad loo muujinayo dadkii ku geeriyooday diyaaradda burburtay ee Itoobiya duulimaad nambar ET 302, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo ...
















