Taliska cusub ee qeybta 21-aad oo laga Dhagax dhigay Magaalada Cadaado
Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto, Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed (Kaanti) iyo mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ...
Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto, Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed (Kaanti) iyo mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ...
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo ...
Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ...
Ra’iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ...
A high-level meeting between senior AMISOM and Somali security officials was held on Wednesday, January 23, 2019, to discuss modalities ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xariga ka jaray Kawaanka Gowraca Xoolaha ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo u joogay hawlo dib-u-heshiisiineed ayaa maanta gelinki dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana ...
Mayor of Mogadishu and the governor of Banadir Region honorable Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) has said that the internally ...
Howlgal qorsheysan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka iyo ...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb galay shir laba maalin socanayo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho