Maamulka Gobalka oo xarigga ka jaray waddo interlock la saaray
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Xarig-jaray waddo Interlock oo laga hirgeliyay ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Xarig-jaray waddo Interlock oo laga hirgeliyay ...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Saciid Maxamed ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka dowlada Norway u fadhiya ...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo. ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka, Mudane Mahamuud Moallim Abdulle, ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Bakhaarrada keydka SoDMA waxa uu ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu ayaa ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer ...
Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guryeynta Xukuumadda Federaalka you Cabdi Cali (Dhaay) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha ...
Guddiga Santuuqa Hormarinta Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug oo ay wehliyeen Masuuliyiinta Maamulka Dagmada, ayaa Maanta si wadajir ah u bilaabay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho