Dhallinyaro ku nool dalka Swasiland oo guddoomiye u doortay Xasan Shariif.
Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Swasiland ee dhaca Koofurta Africa ayaa sameystay urur ay ku mideeysanyihiin kaasoo loogu magacdaray ...
Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Swasiland ee dhaca Koofurta Africa ayaa sameystay urur ay ku mideeysanyihiin kaasoo loogu magacdaray ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdulqaadi Axmed Sheekh Maxamed ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Kenya ee magaalada Khartoum, ...
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Wada-tashi ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9) la yeelatay Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed, ...
Wasiiru-dowlaha arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu burburiyey ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Esa pulkkinen oo ah Madaxa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu uga qayb-galo xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo,si ...
Madaxweynaha dalka Kenya, Uhurru Kenyatta oo hadda shir jaraa’iid ku qabtay aqalka madaxtooyada ayaa sheegay in 14 qof ay ku ...
Todobaadkaan Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaan ku eegaynaa muhiimada mashaariicda dib loogu dhisayo xarumihii degmooyinka Hodan iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho