Wararkii ugu dambeeyey weerarkii Kenya,QM iyo Mareykanka oo cambaareeyey
Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey weerarkii ka dhacay Hotel Dusit2 ee xaafadda Westland ee Nairobi,kadib markii kooxo huabysan ay ...
Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey weerarkii ka dhacay Hotel Dusit2 ee xaafadda Westland ee Nairobi,kadib markii kooxo huabysan ay ...
Barnaamijkani waxaan ku eegaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Madxafka Qaranka iyo Maktabadda. iyo howlaha bilic ...
Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka ...
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta ...
Wafdi uu Hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh C/raxman ayaa maanta Gelinkii Dambe gaaray ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Abaanduullaha Ciidanka XDS S/guuto Odowaa Yuusuf Raage,Taliyeyaasha ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday Dawladda ...
Gurmad xooggan ayaa ka soconaya five star Hotel Dusitd2 ee magaaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,halkaasi oo maanta ka dhacay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho