Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada Stockholm ...
















