Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Daawo: Tartan Ciyaareedka Dugsiyada Sare oo Galabta lagu soo xiray Gaalkacyo”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankaan kubadda Cagtaa oo socday mudo afar asbuuc ah una dhaxeeyay Dugsiyada Sare eek u yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo Caasimadda Gobolka Mudug ayaa galabta lagu soo ganaanuday Garoobka loogu magic daray Halgame Cabdulaahi Ciise oo yaala Gaalkacyo.

Bilaabashadii Tartan cyaareedkaan xiisaha badnaa una dhaxeeyay Dugsiyada Koonfurta Caasimadda Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf isagoo ku amaanay bulshada Reer gaalkacyood sida ay ugu istaageen sare u qaadida Ciyaaraha iyo nabadda Mudug.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Ciyaarta oo Finalka ay joogeen Dugsiyada sare SYL iyo C/llaahi Ciise ayaa Galabta waxaa ka qeyb galay xiritaankoodii Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo iskugu jira Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo iyadoona Guushu ku raacday Xulka matalaysay Dugsiga C/llaahi ciise.

Maamulka ku howlan Dhismaha iyo Horumarinta Garoonka C/llaahi Ciise ee Koonfurta Gaalkacyo ee HAB ย ayaa ย qeyb weynna ka qaatay ย qabsoomidda iyo hirgalinta Ciyaarahaan ay isku arkeen ilaa 6 Dugsi sare kuna yaala Gaalkacyo ayaa sheegay inay mihiimad gaara ugu fadhisay Ciyaarahaan Bulshada Reer Gaalkacyoodย  waxayna ugu baaqeenย  Bulshada in laga qeyb qaato Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta ee C/llaahi Ciise si kor loogu qaato Ciyaaraha Gobolka Mudug iyo Guud ahaanba Galmudug.

Ugu dambayntii Maayarka Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare oo dhinacyadiisa ay taaganaayeen ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha Wasaaradda Ciyaaraha Galmudug Cumar Cabdiย  ayaa Biladaha gudoonsiiyay Xulkii koobka qaaday ee matalaayay Dugsiga sare ee C/llaahi Ciise.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta oo shir wadatashi ah ka furtay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Sweden kula kulmay Stockholm "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In