Gobolka Banaadir oo waddada isbitaalka Keysanay ka burburiyey dhismayaal sharci darro ah +Sawirro
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay bulshada Caasimadda in ay la shaqeeyaan ...
















