Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa siyaasadda iyo nabadda qaramada midoobay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda ...















