Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo cambaarayay Qaraxyadii Argagixiso ee Muqdisho.
Danjire Xamuuda bin Samraan Al-xuweydhi oo ah wakiilka Jaamacadda caraabta u fadhiya Soomaaliya ayaa si kulul u canbaarayay qaraxyadii falalka argagixisada ...
















