Dowladaha Sucuudiga iyo Baxreyn oo cambaareeyey qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaaraysay qaraxyadii isxigxigay oo shalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kuwaasoo galaaftay nolosha ...
















