Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Garoonka Diyaaraha Muqdisho Ka sagootiyay Saraakiil Dalka Dibadiisa Tababar loogu qaaday”SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil ...
















