Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada Ciidanka ku sugan magaalada Marko “SAWIRRO”
Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar iyo saraakiil kale, ...
















