Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku hadlaya Magaca guud ee Golaha ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku hadlaya Magaca guud ee Golaha ...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa hambalyo ugu ...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Nuqul ka mid ah uu soo gaaray radio Muqdisho ...
Barakacayaasha ku jira Xeryaha ku yaala Magaalo Xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa iminka waxaa soo wajahday xaalado Bini’aadanimo oo aad ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda ...
Si kor loogu qaado, howlaha canshuur qaadista oo saldhig u ah koror dakhliga gudahaa dalka ayaa wasiirka Maaliya Dowladda federaalka ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland ...
Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir , Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale ayaa kasoo qeyb ...
Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha cusub ee Puntland waxaa uu sannadkii 1966-dii ku dhashay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Waxbarashadiisa ...
Ra’iisalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho