Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maanta ka qeyb qaatay Mashruuca Isxilqaan
Shaqaalaha Xafiiska-Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta kaqeyb qaatay Mashruuca Isxilqaan oo uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ...















