Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida oo kulan degdeg ah ka yeeshay amniga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeeray Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, wuxuuna ...
















