Horjoogayaal Soomaali iyo Ajnabi ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose
Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare oo ka tirsan Maleeshiyaadka ...
Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare oo ka tirsan Maleeshiyaadka ...
Barnaamijka Midnimo, waxaa Tobaadkaan looga hadlay muhiimadda ay leedahay Midnimada, isku duubnimada Bulshada iyo kaalinta ay qaadan karaan ururada Bulshada ...
Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Shacab aad u badan ayaa hadda ku sugan Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay ...
Maxamed Cismaan Yariisow oo ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka warbixiyay Howlgalo ciidammada ...
Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa ku sugan magaalaa Geneva ee dalka Switzerland, si loo hubiyo xaaladdiisa caafimaad,sida lagu xaqiijiyay hadal ...
Muqdisho, 27ka Ogosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha ...
Munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degayey qalin jabinta 308 arday oo dhamaysatay heerka koowaad tacliinta sare ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa ...
Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Cali Saciid Faqi ayaa qoraal kooban uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay ...
Howlgal qorshaysan oo ay maanta magaalada Muqdisho ka fuliyeen ciidanka ammaanka ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qabtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho