Hooyo Miski Abukar: Isagana wuxuu ku xiran yahay Sacudiga, aabahiisna wuxu nooga dhintay Qaraxii Zope
Maxamed Muxudiin Axmed waa 23 jir Maxkamad Sacudiga ku taala ku xukuntay 10-sano oo xariga, waxa uu aabihiis ku waayey ...
Maxamed Muxudiin Axmed waa 23 jir Maxkamad Sacudiga ku taala ku xukuntay 10-sano oo xariga, waxa uu aabihiis ku waayey ...
Dowladda Itoobiya ayaa wadda qorshe lagu soo celinayo dhammaan muwaadiniinteeda ku dhaqan waddamada Caalamka ee aan sida sharciga ah ku ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ...
Warbixin uu shalay oo Khamiis ahayd soo saaray Guddiga gargaarka Qaxootiga Dalka Spain ee CEAR loo soo gaabiyo ayaa lagu ...
Toban Boliis ah ayaa ku dhimatay Saddex kalena dhaawcyo ayaa kasoo gaaray, weerar gaadma ah oo ay Debleey ka geysteen ...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Coyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in ...
Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ethiopia Mudane Ali Sharif Ahmed ayaa maantay oo Taariikhdu tahay 27 December 2018 u ...
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Marwo; Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa Maanta soo xirtay shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada. Shirweyniha ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Dib u dhiska XFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa maanta si rasmi ah ...
Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho