Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la kulmay shaqaalaha Wasaaradda oo kormeeray Dugsiyada dowladda
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa magaalada ...
















