Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay sidii Deymaha looga cafin lahaa Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira uga qeyb galay shir saddax ...
















