Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey Ansixinta Sharciga Dhismaha Hay’adda Dadka Naafada ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ansixinta Sharciga Dhismaha Hay’adda Dadka ...
















